Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     Articles  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Hab-dhaqanka Puntland Iyo Riwaayadda Garoowe.    13 Feb 2010
Dhacdadii Holhol ayaa waxaa ka dhashay ammuuro badan oo dadkii ay saamaynta ku yeelatey ku abuurey in ay heeso kala duwan oo ka turjumaya dareenka iyo marxaladdaha lagu jiro ay qaadaan, waxaanna ka qayb qaadanaya Riwaayadan ,Isimo, Siyaasiyiin iyo Beelaha qaarkood.
Sii akhri
urur diimeedkii kala duwanaa ee soomara cariga soomaaliya(qaybta 4    08 Feb 2010
Sida aan kor kusoo sheegnay ururka Itixaad nus wuxu ka ahaa Ikhwaan oo wuxu qabay in xukunka lagu qabsado dagaal iyo afgambi ama laga qaybgalo baarlamaanka dowladda. Maadaama dowladii markaas jirtay ay ahayd Shuuciyo hal xisbi ku dhisan ma aysan helayn fursad ay uga qayb qaataan baarlamaan iyo doorashooyin, sidaas darteedna waxay door bideen in dagaal iyo xoog lagu qaybsado kursiga talada dalka.
Sii akhri
urur diimeedkii kala duwanaa ee soomara cariga soomaaliya(qaybta kooowaad)    08 Feb 2010
1977 dagaalkii Itoobiya iyo Soomaliya oo socda hadaanu wax yar ka biloowno arinta , Waxaa dhacday nin Amiirka ahaa xiliyadaas kooxdda lamagac baxday Al-Ahalna ayaa waxaa u yimideen rag fikir ahaan ay ka midaysnaayeen fikradda Ikhwaanka. Ragaas oo dhigan jiray jaamacadihii Sucuudiga si gooni ahna iskugu xirnaa ayaa waxa ka mid ahaa Dr. Cali-Dheere oo hada 1977 dagaalkii Itoobiya iyo Soomaliya oo socda hadaanu wax yar ka biloowno arinta , Waxaa dhacday nin Amiirka ahaa xiliyadaas kooxdda lamagac baxday Al-Ahalna ayaa waxaa u yimideen rag fikir ahaan ay ka midaysnaayeen fikradda Ikhwaanka. Ragaas oo dhigan jiray jaamacadihii Sucuudiga si gooni ahna iskugu xirnaa ayaa waxa ka mid ahaa Dr. Cali-Dheere oo hada
Sii akhri
urur diimeedkii kala duwanaa ee soomara cariga soomaaliya(qaybta kooowaad)    08 Feb 2010
Sida aan kusoo sheegnay qaybta 5aad gudoomiyihii Al-Ahal iyo inta badan raggii la joogay Sucuudiga waxay qaateen fikradii Takfiirka, wuxuna saddex nin oo ka tirsan Al-Ahal u kala diray wadamadii ay ku badnaayeen xubnaha Al-Ahal. Soomaliya wuxu u diray C/qaadir Aw-Muuse oo ganacsade ahaa.
Sii akhri
urur diimeedkii kala duwanaa ee soomara cariga soomaaliya(qaybta kooowaad)    08 Feb 2010
Waxan wax yar ka iftiimin doonaa urur ka dhisnaa Waqooyiga oo la oran jiray Waxdatu Al-Shabaab. Ururkan isaga ah uma nidaamsanayn sida midka ka dhisan Koonfurta ee Al-Ahal, dhaqdhaqaaqiisuna ma badnayn.
Sii akhri
xagee ku danbeeyeen gawaadhidii naaleeye    23 Jan 2010
Xagee ku dambeeyeen baabuurtii qurba joogta beesha Nalaye Ahmed u direen xoreynta Gobolka Sool
Sii akhri
Ceerigaabo iyo taariikh nololeedkeeda    15 Dec 2009
Ceerigaabo waxay ka mid tahay deegaanka ugu quruxda badan wadankeenna oo Buurta ugu dheer wadankeennu ku taallo,buurahaa joogooda sare waxay sababeen in inta badan ay daruuro dul joogaan oo inta badan roobban tahay,waxa aad ugu badan dhulka cagaarka ah ee doogga iyo caleemuhu qariyeen,waxa deegaankaasi leeyahay biyo ka soo shubmaya meelo joogsare ah(water fall,Shalaalaad),iyo
Sii akhri
Musiibo qarameed iyo khasaarewayn    15 Dec 2009
Dhibaato weyn khasaare qarameed culeeyskeeda leh iyo masiibo murugteeda leh,qaraxa ka dhacay magaaladda Muqdisho maanta 03/12/2009 waa mid lagu tilmaami karro masiibo weyn si gaar ahna loola beegsaday qeybo ka mid ah laf-dhabarka iyo hogaanka Mustaqbalka Dalkeena Hooyo waxaa si weyn igu adkaatay habkii aan qormadan u qeexi iyo helistii erayadda kadib markii murugadu iga awood weynaateey oohintuna indhaha qooysay(Wasiirada Halkaas ku geeriyoodeey-Proff-Cadoow-Drs-Qamar iyo Dr-Waayeel
Sii akhri
Imisa madaxwaynaha ayaa soomaray wadanka maraykanka.    10 Sep 2009
waxaan idiin soo gudbinaynaa intii madaxwaynayaal soo martay dalka maraykanka
Sii akhri
Sheekh shariis shalay iyo maanta    09 Sep 2009
waxaad aad u dhuuxda hadalada ama kalmadaha uu shariifku isticmaali jiray waagii uu ahaa hogaamiyihii maxkamadaha iyo
Sii akhri
TARIKH NOLOLEDKII SALEBAN DAHIR AFQARSHE OO KOOBAN    02 Sep 2009
TAARIiKHDA QOOSKIISA . Saleebaan daahir afqarshe Alla haw naxariistee wuxu kasoo jeedaa qoys umada soomaliyeed dhexdeeda magac iyo maamuus ballaadhan ku leh, taariikhdana baal dahab ah kaga xardhan, waa qoys aan filayo marka laga tago dadka taariikhda iyo waayaha somalida u dhuun daloolaa ay ka wada dheregsan yihiin dadka caadiga ahi. Waayo waxay taariikhdu daabacday kaalintii lama ilaawaanka ahayde qoyska saleban ka qaaday halgankii lahaa hindisihii gobanimada Africa, waxaan ogahay akhriste ila garatayoo waa DARAWISHTII – uu horkacayey hal abuurkii weynaa iyo halyeygii dhaliyey saxansaxadii xornimada qaarada madow, waa halgamaagii bilaabay ee baray umada ku nool qaaradan Africa in layska tuuro reeryadii saancadaalihii reer yurub ee usoo doolay bahdilka iyo gumaysiga dadka africanka ah.
Sii akhri
Hammiga Waliid & Hangoolka UNPOS    09 Jun 2009
Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Axmed Waliid Cabdalla (Ahmedou Ould Abdallah) ayaa la filayaa in waqtigiisii uu soo afmeermay, ka dib markii hadafkii ay ka lahaayeen xoogagga qarsoon ee danaha gaarka ka leh Soomaaliya ay ku fushadeen howlahoodii; isagana, sida la leeyahay, gacan-qabsi fiican ka helay.
Sii akhri
waraysi uu siiyay bbc-da madaxwayne faroole    02 Jun 2009
waxaa uu warbixin dheer oo meela farabadan taabanaysa uu siiyay madaxwaynaha puntland idaacada bbc-da
Sii akhri
Waraysi Garaad C/laahi Maxamed Guuleed    01 Jun 2009
waxaa halkan idiinkugu soo gudbinaynaa waraysi dheer oo uu bixiyay garaad c/laahi ,oo waxyaabo kala duwan kahadlaya
Sii akhri
DOODII TODOBAADKA EE KABAXDAY VOA-DA    01 Jun 2009
Waa Dood aad iyo aad u Xiiso Badan Codka Hooska Dhegeyso waxa soo diyaariyay Cali Cabdi Xadhaadhe ayaanu ku eegaynaa hindisaha wax ka badalka dastuurka maamul-goboleedka Puntland,
Sii akhri
MAXAAD KA OG TAHAY BADA SOOMAALIDA KHATARTA KU SOO WAJAHAN    05 Apr 2009
WARBIXIN AAD UD UQIIMO BADAN OO AY SOO BANDHIGTAY SHABAKADA SOMALITALK WAA CILMI BAADHIS AAD U QIIMO BADAN
Sii akhri
Isku-xukunka Shareecada oo Baarlamaanka la Hordhigayo!    16 Mar 2009
Ilaah baa mahad. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. “KABURAT KALIMATAN TAKHRUJU MIN AFWAAHIHIM” Ma garan karnaa micnaha cinwaanku wato?! Micnuhu waa haddii Islaamku dhaho wixii la isku qabto haloola noqdo Ilaahay iyo Rasuulkiisa; hadda in Shareecada la isku xukumo waxaa loola noqonayaa Baarlamaan ay soo dhiseen Beesha Caalamka! Waxaa ka sii daran, dadka ku dhiirraday in meesha la soo dhigo su’aasha ah: in la isku xukumo Shareecadda iyo in kale? Meeyase culumadii Masaalixda sheeganayey oo lahaa waxay dhaxleen nabi Muxamed (SCW).
Sii akhri
Haasaawe siyaasadeed ( Qaybta 1aad) Sheikh Axmed Cabdi Samad    13 Mar 2009
Dalka dadaal dheer ayaan u soo gallay, ragna waan isku haynay oo waxaa na dhexmaray loolan adag oo dhinacya badan lahaa; dhanka mabaadi’da, siyaasa dda iyo waliba mid milateri oo gaar ahaan aad u muuqday laga soo bilaabo sannadkii 1992-kii.
Sii akhri
QASWADAYAASHII SOOMAALIYA INTII KA HADHAY    30 Nov 2008
Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa qaarka mid ah xulka qaranka ee hormuudka ka ah burburka Soomaaliya ,haatana ku foogan burburkan, waa qayb ka mid ah xubnahaas waxaa iyaguna jira kuwo kale oo badan oo ay ka mid yihiin rag shaadh diimeed gashan
Sii akhri
Ambasador Cali Cabd Gurxan: ururka ONLF iyo masiirka umada (qaybtii Saddexaad)    25 Aug 2008
Waxaan ahay muwaadin gobolka u dhashay, xaq baan u leeyahay in aan ra'yigayga si madax bannaan u cabbiro anigoon qofna uga haybaysanin ama ka baqin in la igu tilmaamo daboqoodhi iyo wax la mid ah. Waxaan ku dadaalay in aan si daacad ah u cabbiro dareenkayga, aragtidayda, soo gudbiyo xogta iyo macluumaadka aan hayo
Sii akhri
MAXAA ISKU HADAF KA DHIGAY LABADA KORNEYL EE CLLAAHI YUUSUF IYO XASAN DAAHIR?! (Warbixin    18 Aug 2008
Waxa ka dhigan Korneylada kala maanka ah ee haddana u wada shaqeynaya isla hal hadaf qura..!!, waxaa la oran karaa waa WAJHAAHI LI MASHRUUC WAAXID oo micnuhu yahay laba qoshe oo aad u kala duwan isagana horjeeda balse hal arrin u wada shaqeeeya. Markaad dusha sare ka eegto waa dad aad u kala fog fikir ahaan, mabada’ ahaan, muuqaal ahaan iyo weliba qaab ahaanba laakiin haddii si fiican loogu sii dhaba galo, lagana eego dhinacyo kala duwan ma kala dheera ama meel ay wax isula wadaan.!. Dhaarintii C/llaahi Yuusuf ee madaxweynenimada TFG-da 2004
Sii akhri
Ambasador Cali Cabd Gurxan: Ururka ONLF iyo masiirka umadda gobolka Ogaden (qaybtii Labaad)    16 Aug 2008
Xilliga Maxamed Cumar iyo wax-qabadkiisa(1998----) Inkastoo shirkii lagu doortay Maxamrd Cumar,qaabkuu u qabsoomay, dadka ka soo qayb galay iyo siday doorashadu u dhacday wax badan laga sheegi karay, haddana markuu ku soo baxay dorashadaas waxay noqotay arrin loo riyaaqay oo yididiilo iyo rajo abuurtatay
Sii akhri
BELAAYO DAAMAN LAQABTO AYAY LEEDAHAY EE DABO LAQABTO MALAHA    11 Aug 2008
WAXAY MAANTA IS WAYDIINAYAAN BULSHADA REER PUNTLAND GUUD AHAAN XAALKA LAASCAANOOD IYO MAGAALOOYINKA KALE EE NABAD GALYO XUMADU KA TAAGAN TAHAY IYO WAXA HORTAAGAN SOO CELINTA LAASCAANOOD.
Sii akhri
Maqaal :ambasador Ali Cabdi Gurxan:Ururka Onlf iyo Masiirka Ummadda Gobolka Ogaden (qaybtii koowaad    08 Aug 2008
Ururka Onlf iyo Masiirka Ummadda Gobolka Ogaden:- Anigoo kaashanaya xog-ogaalnimadayda iyo la socodka aan la socdo arrimaha mandaqadaas muddo aad u dheer,gaar ahaan wixii ka dambeeyay 1991. Anigoo ka xanuunsan baaba'a, rajo la’aanta iyo jaha-wareerka dadka gobolka soo food saaray
Sii akhri
Qoraalkii Gudigii Dhexdhexaadinta & Taxkiimka ee Shirkii Sanca    07 Aug 2008
Shabakadda Somalimirror waxay idiin soo gudbinaysaa qoraal ka soo gaaray Gudigii Dhexdhexaadinta & Taxkiimka ee Shirkii Sanca uga socday Golihii Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ee ku kala jabay shirkii
Sii akhri
Warbixin:- kala Jabka Isbahaysiga Dib u Xoraynta, Sababaha ka danbeeya iyo khataraha ka dhalan kara    04 Aug 2008
Shabakadda awrboogays waxay idiin soo gudbinaysaa warbixin ku saabsan kala jabka Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya, waxyaabaha uu salka ku hayo iyo cawaaqibta uu ku keeni karo halganka Islaamiga ah ee ka socda dalka, waxaana warbixintan oo ku qornayd Luqadda carabiga lagu faafiyay shabakad Warbaahineed oo ku baxda afka carabiga laguna magacaabo elaph.com taas oo aan idiinku tarjumnay luqadda Soomaaliga. Warbixintiina waatan
Sii akhri
Daahir Xaaji Cismaan Oo Ka Mid ahaa asaasayaashii 13-kii Dhalinyaro ee Ururkii SYL    13 May 2008
Daahir Xaaji Cismaan Sharmarke oo ka mid ahaa asaasayaashii 13-kii dhalinyaro ee ururkii SYL ee u soo halgamay xoriyada Ummada Somaliyeed ayaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Qordho. Allaha u naxariistee Marxuum Daahir Xaaji Cismaan ayaa mudooyinkii burburka dagaalka sokeeye wuxuu ku noolaa xaafad ku taal bariga magaalada Ottawa ee dalka Kanada.
Sii akhri