Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
QASWADAYAASHII SOOMAALIYA INTII KA HADHAY

Qaar Ka Mid Xulka Qaranka Soomaaliyeed Burburiyey,Walina Ku Hawlan




Nov 30, 2008 By:

Cabdullaahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha Kooxda MbagathiYuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde), hoggaamiye kooxeedka gobolka Shabeelaha Dhexe, shakhsi xadgudubyo xuquuqda aadanaha ka geystay degaanada ShabeelooyinkaDaahir Rayaale Kaahin, madaxweynaha maamulka Somaliland, shakhsi dagaallo dad badan ku dhinteen ka aloosay gobolka SoolCadde Muuse Xirsi, hoggaamiye kooxeed horay ula dagaalamay Cabdullaahi Yuusuf, haatanna ah madaxweynaha maamul goboleedka PuntlandCusmaan Xassan Cali (Caato) hoggaamiye kooxeedka koofurta MuqdishoFaysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah


Somaliya(Jidbaale.com):-Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa qaarka mid ah xulka qaranka ee hormuudka ka ah burburka Soomaaliya ,haatana ku foogan burburkan, waa qayb ka mid ah xubnahaas waxaa iyaguna jira kuwo kale oo badan oo ay ka mid yihiin rag shaadh diimeed gashan.












XULKA QARRIBKA QARANKA SOOMAALIYEED


























Cabdullaahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha Kooxda Mbagathi
1.C/lahi Yusuf
Cali Maxamed Geeddi, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kooxda Mbagathi
2.Cali M. Gedi
Maxamed Qanyare Afrax, hoggaamiye kooxeedka xaafadda Dayniile ahna aas aasihii Isbaheysigii Sheydaanka
3.M. Qanyare
Cabdirasaaq Isaaq Biixi, hoggaamiye kooxeed gobolka Gedo
10. Biixi
Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere) wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Kooxda Mbagathi, wuxuu haatan dagaallo ka abaabulayaa degmada Cadaado
11.G/dheere
Cali Mahdi Maxamed, hoggaamiye kooxeedkii 2aad ee ay Soomaaliya yeelato, wuxuu xasuuqay tobanaan kun oo u dhashay Muqdisho
12. C. Mahdi
Shariif Xassan Sheekh Aadan, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kooxda Mbagathi. Ninka Itoobiya u saxiixay in ay soo gasho Soomaaliya isagoo adeegsanaya magaca guddoomiyaha baarlamaanka
19.Sh. Xasan
Mowliid Macaani Maxamuud, hoggaamiye kooxeed kamid ah kuwa 16 sano qaska ka waday Muqdisho, gacan yare u ahaan jiray Cusmaan Caato iyo Qanyare
20.M. Macani
Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland, shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah
21. Waraabe
Bashiir Raage Shiiraar, hoggaamiye kooxeedka waqooyiga Muqdisho, xubin ka tirsanaa Isbaheysigii Sheydaanka
28.B. Raage
Xassan Daahir Maxamuud (Afqurac) madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland. Shakhsi door ka qaatay colaadda ka aloosan gobolka Sool.
29. Afqurac
Maxamed Axmed Nuur (Tarzan) xoghayaha qorsheynta ee Isbaheysiga Asmara. Shakhsi ku howlan burburinta dadaalada dalka lagu xoreynayo, isla markaana u ololeeya naceyb iyo iska hor imaad dhex mara beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
30. Tarzan
Axmed Cumar Jees, hoggaamiye kooxeedkii hore ee gobolka Jubadda Hoose
37. Jees
Axmed Yuusuf Yaasiin, madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland. Shakhsi mas'uul ka ah colaadda ka aloosan gobolka Sool.
38. A.Y.Yasin
Yuusuf Cumar Azhari, la taliyaha Cabdullaahi Yuusuf. Shakhsi ku caan baxay isir naceyb iyo iska horkeenka beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah.
39. Azhari
Maxamuud Sayid Aadan, hoggaamiye kooxeedka gobolka Gedo. Shakhsiyaadkii ugu horeeyay ee sanadkii 1996 Itoobiya ku casuumay in ay boqolaal shacab ah ku xasuuqdo gobolka Gedo.
46. Sayid
Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) hoggaamiye kooxeedka gobolka Hiiraaan.
47.Dabageed
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) hoggaamiye kooxeedka gobolka Baay, haatanna Itoobiyaanka wakiil uga ah baarlamaanka Mbagathi
48. Madoobe












































Cusmaan Xassan Cali (Caato) hoggaamiye kooxeedka koofurta Muqdisho
4.C. Caato
Cadde Muuse Xirsi, hoggaamiye kooxeed horay ula dagaalamay Cabdullaahi Yuusuf, haatanna ah madaxweynaha maamul goboleedka Puntland
5.Cadde Muse
Maxamed Cumar Xabeeb (Dheere) hoggaamiye kooxeedkii hore ee gobolka Shabeelaha Dhexe, haatanna ah guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho ee Kooxda Mbagathi
6. M. Dheere
Muuse Suudi Yalaxow, hoggaamiye kooxeedka Waqooyiga Muqdisho, xubin kamid ah Isbaheysigii Sheydaanka
7. M. Suudi
Barre Aadan Shire (Hiiraale) hoggaamiye kooxeedkii Kismaayo, "Yuhuud ayaan u yeeranayaa" ayuu mar ku hadaaqay
8. B. Hiiraale
Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid) gacan yarihii Cusmaan Caato, haatan taliyaha ciidanka booliska ee Kooxda Mbagathi
9.C.Qeybdiid
Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde), hoggaamiye kooxeedka gobolka Shabeelaha Dhexe, shakhsi xadgudubyo xuquuqda aadanaha ka geystay degaanada Shabeelooyinka
13.Indhacade
Xuseen Maxamed Faarax (Caydiid), wuxuu hoggaamiye kooxeednimada ka dhaxlay aabihii Jeneraal Caydiid, Zenawi iyo C/laahi Yuusuf ayaa adeerro u ah
14.X. Caydiid
Daahir Rayaale Kaahin, madaxweynaha maamulka Somaliland, shakhsi dagaallo dad badan ku dhinteen ka aloosay gobolka Sool
15. Rayaale
Xassan Abshir Faarax, wasiir hore ee Kooxda Mbagathi. Shakhsi door weyn ka ciyaaray qabsashada Itoobiya ee dalka Soomaaliya
16. X. Abshir
Hoggaamiye kooxeedkii hore ee Jubbada Hoose, jaajuus daacad u ah Itoobiya
17. Moorgan
Salaad Cali Jeelle, wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga kooxda Mbagathi, waa shakhsi aan waxna qorin waxna aqrin
18. Jeelle
Maxamed Warsame Darwiish, taliyaha nabad sugidda ee Kooxda Mbagathi, wuxuu dilay bokumanaan qof, wuxuu Itoobiya u dhoofiyay kumanaan kale, dagaal ooge caruurtiisa ku nool yihiin canshuurta shacabka Ingiriiska, iyagoo deggen magaalada Leicester, isaguna uu haysto dhalashada dalka Britain
22. Darwiish
cabdiraxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) afhayeenkii hore ee Kooxda Mbagathi. Markii xilka laga qaaday wuxuu soo galay oo iska dhiibay dalka sweden
23. Diinaari
Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) wasiirkii hore ee arrimaha dibadda. Shakhsi qeyb weyn ka qaatay soo gelitaankii Itoobiya ee Soomaaliya
24. Buubaa
Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) wasiirka maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland. Shakhsi door weyn ka qaatay gummaadkii ciidamada Itoobiya ka geysteen gobolka Mudug dhamaadkii bishii December ee sanadkii 2006.
25. Gaagaab
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Qamriile) wasiir dibadeedkii hore ee Kooxda Mbagathi. Shakhsi u ololeeyay qabsashada Itoobiya ee Soomaaliya.
26.C.Sheekh
Xassan Maxamed Nuur (Shaati Guduud) hoggaamiye kooxeedka gobolka Baay, wasiir hore ee Kooxda Mbagathi
27.Sh/Gudud
Yuusuf Mire Seeraar, hoggaamiye kooxeedkii hore ee Kismaayo.
31. Seeraar
Maxamed Ibraahim xaabsade, hoggaamiye kooxeedka magaalada Baydhabo
32. Xaabsade
Cabdikariim Xuseen Faarax (Laqanyo) safiirkii hore ee Kooxda Mbagathi uga wakiilka ahaa African Union. Basaas u shaqeeya Itoobiyaanka.
33. Laqanyo
Cabdirashiid Shire Ilqeyte, ganacsade, dagaal ooge, xubin ka tirsan Isbaheysigii Sheydaanka.
34. Ilqeyte
Cabdi Nuurre Siyaad (Waal) gacan yarihii Maxamed Qanyare, xubin Isbaheysigii Sheydaanka. Shakhsi Muqdisho ku qaarijiyay boqolaal qof oo isugu jira culumo, aqoonyahanno iyo ganacsato.
35.Cabdiwaal
Cabdirasaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud) Taliyaha maleeshiyooyinka ashahaado la dirirka. Shakhsi ku caan baxay la dagaalanka diinta Islaamka.
36.Afguduud
Cusmaan Cilmi Boqore, guddoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka Mbagathi. Shakhsi u ololeeyay qabsashada Itoobiya ee Soomaaliya.
40. Boqore
Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Wasiirka Maaliyadda ee Maamulka Somaliland. Shakhsi door ka cayaaray colaadda ka aloosan gobolka Sool iyo guud ahaan dhibaatooyinkii ay soo mareen reer Waqooyi Galbeed.
41. Cawil
Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) hoggaamiye kooxeedkii degmada Wadajir ee Muqdisho. Xubin ka tirsanaa Isbaheysigii Sheydaanka.
42. Finish
Maxamuud Maxamed Culusow, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka aloosan magaalada Muqdisho.
43. Culusow
Cabdinuur Axmed Darmaan, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka socota magaalada Muqdisho.
44. Darmaan
Cabdullaahi Gaafow Maxamuud, shakhsi door weyn ka qaatay colaadda 17kii sano ee lasoo dhaafay ka aloosan magaalada Muqdisho.
45. Gaafow
Axmed Cabdi Xaabsade, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland. Shakhsigii abaabulay kana qeyb qaatay dagaaladii ka dhacay gobolka Sool. Dagaal ooge haatan u heelan daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed.
49. Xaabsade
Cabdulqaadir Cabdi Xassan (Beebe) gacan yarihii Bashiir Raage, xubin Isbaheysigii Sheydaanka.
50. Beebe
Bootaan Ciise Caalim, hoggaamiye kooxeed aan awood badan laheyn. Xubin ka tirsan Isbaheysigii Sheydaanka.
51. Bootaan
Maxamed Cumar Dalxa, guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Mbagathi. Shakhsi door weyn ka qaatay qabsashada Itoobiya ee dalka Soomaaliya maadaama uu madax ka yahay baarlamaanka kooxda Mbagathi.
52. Dalxa
Cumar Xaaji Massalle, shakhsigii ugu horeeyay ee Itoobiya ugu yeera in ay soo gasho gudaha Soomaaliya. Waa gacan ku dhiigle ka mas'uul ah dhimashada kumanaan qof oo Soomaali ah dagaaladii Itoobiyaanka iyo xaq u dirirka sanadihii sagaashamaadkii ku dhex maray gobolka Gedo. Cumar Xaaji wuxuu qaxooti ku yahay magaalada Leicester ee dalka Britain.
53. Masalle
Xiif Cali Taar. Taliyaha maliishiyada ashahaado la dirirka Puntland. Shakhsi ku caan baxay Islaam naceyb
54. X. C. Taar