Ka dib qabsashadii magaalada Laascaanood waxay dhamaan qurbo joogta beelaha SSC u guntadeen sidii dhaqaale iyo Saanadba looga caawin lahaa shacabkii gobolka Sool Ee uu hagraday maamulka Puntland.

Beesha Nalaye Ahmed ayaa waxay si hagar la,aan ah u direen baabuur ,lacag iyo wixii ay awood ku tari kareen maamulkii hore Ee Puntland si loogu xoreeyo Gobolka Sool.

Waxaanu idiin soo gudbinaynaa qaar ka mid ah odayaasha beesha oo iyagu ka waramaya halka uu tacabkaasi maanta ku dambeeyey.

Sidoo kale daawo sida ay u dayacmeen amaba u burbureen hantidii qurbo joogtu ugu talo gashay xoreynta magaalada Laascaanood.

Baabuurtan ayaa ah inta badan qaar aan waxba hada ka hadhin iyagoo u eg in la furfurtay.












|