Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Qeybtii labaad ee kulankii dhex marey saraakiisha ciidamada soomaliland iyo mid ka mida wasiirada puntland

Waxaa magaalada garowe ku soo laabtey goor danbe oo galabnimadii shaley  ah wasiirka iyo ilaaladiisii,hase yeeshee ilaalada wasiirka u raacdey tukaraq ayaa waxaa ka mid ahaa sidii aad hore ku aragteen ilaallada  madaxtooyada puntland ciidan ka tirsan markii magaalda lagu soo noqdeyna qaadey talaabooyin xoogan oo ay ku canbaareynayaan falkaasi


 


 


Masuulka u Hadley ciidankaaasi ayaa sheegey in khiyaamo qaran iyo mid shaqsiyadeed ay la kulmeen sidaas darteedna aan laga aamusi Karin isagoo sii wata hadlkiisa waxa uu yidhi


 


 


 “….waxaan u dhaartey dalkeyga iyo dadkeyga in aan u daacad ahaado markaa miyaan la aqbali karaa in wasiirkeygu aniga oo sugaya amaankiisa in uu cadow iila galo waa yaab mise anaa askariyoo siyaasadaa sidaana …….”  sidaas waxaa hadalkiisii ku soo gunaanadey mid ka mida ilaalada madaxtooyada puntland oo ka warbixinayey kulankii tuka raq ee xirfadeysnaa


 


 


Marka laga yimaado intaasi waxaa si weyn sheekadani ay u saameysey masraxa siyaasada ee magaalada garoowe waxaa manta si deg deg ah isugu yimid mudanayaasha baarlamaanka puntland ee gobolada SSC kuwaasoo ka dalbadey Madaxweyne ku xigeenka puntland in uu ka jawaab bixiyo dhacdadan iyadoo ay goob jog ahaayeen badi wasiirada ka soo jeeda goboladaas  waxaa kale oo loo yeedhey wasiir ku xigeenka sida ay dunidaonline ka soo xigatey ilo xog ogaal oo lagu kalsoonaan karo


 


 


Kulankan oo mudo kooban qaatey ayaa si kulul ay mudanayaashu u weydiiyeen madaxweyne ku xigeenka puntland Mudane cabdi samad cali shire in uu ka qanciyo mudanaasha hawshan waxa uu ka og yahey iyo sida ay la tahey waxaanu  ku jawaabey madaxweyne ku xigeenku.


 


 


“…….hadii aydaan laheyn cabdi qawdhan isku qolaad tihiin anigu waxba kama ogi wakaa I maqlayeen …..”intasi ka dibna waxa uu madxaweyne ku xigeenku ka jawaabey su,aalo kae oo la xidhiidh shirka hol hol iyo maqifka dawladiisu in ay taageersantey go,aamka isimada,waxaase sheekadu salka ka dhacdey markii wasiir ku xigeenku qirtey kulankaasi in uu jiro laakiin ay dan u aheyd puntland iyo in aan tukaraq la qabsan


 


 


 


 


Intaasi ka din waxaa soo gababa gaboobey kulankaasi ka dib shir muhiina oo madaxweyne ku xigeenku uu la lahaa qolyo cadaana oo xiligiisii uu soo galey waxaanu shirkaasu ku dhamaadey kulan la kala cararey ,hase yeeshee mudanyaasha baarlamaanka ee goobtaasi joogey ayaa sheegey in ay arintan u bandhigi doonaan baarlamaanka puntland si loo cadeeye waxa meesha ku jira


 


 


La soco qeybta sedexaad oo aan idiinku heyno warar xiise leh iyo halka ay sal dhigato xaajadan ,waxaase naga xasuusina in aan dhawaan idiin soo badhig i doono wareysi maqal ah oo ku saabsan arintan oo ay ka qeyb qaadan doonaan masuuliyiin magac weyn kuleh goloyaasha dawlada iyo goob joogayaal wax ka og hawshan balse su,aasha caawa taala ayaa ah madaxweyne ku xigeenku ahna ku simaha madaxweynuhu muxuu noqon  doonaa go,aankiisa ugu danbeeyaa  hadii hortiisa qiraalkaasu ka dhacey muxuuse ku qancin doonaa baarlamaanka puntland hadii arinkaa la hor dhigo  ………………….?


LASOCO qeybta sedexaad ee silsilada



Xigasho dunidaonline.com