Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Fadiilatu sheekh Xasan Daahir Aways oo maanta shirjaraaid ku qabtay muqdisho
balse Shiikh Xassan ayaa sheegay in 4 xubnood oo ku saxiixnaa bayaan kii ka soo baxay Baydhabo ay ku eg tahay, Shiikh Xassan Daahir ayaa xusay in laga soo gudbay Ururkii 4 ahaa ee  Islaamiyiinta laguna mideeyey Xisbul Islaam.

 




Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Shiikh.Xassan Daahir Aweys  oo maanta ku la bisan Tuutaha Ciidamada



Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Shiikh.Xassan Daahir Aweys ayaa Shirkiisa jaraa’id oo uu ku xusay in gudoomiye ku xigeen kii 1aad ee Xisbul Islaam Sh Xassan Turki iyo Saraakiil ka tirsanaa Xisbiga ay ku biireen Úrurka Al-shabaab.




Sheekh xassan Daahir oo ay garbaha ka fadhiyaan Barre Cali Barre iyo Afhayeenka Xisbul Islaam Shiikh Maxamed Macalin.

Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta markii ugu horaysay la arkay isagoo ku labisan Tuutaha Milateriga ah isagoo garbihiisa ay fadhiyaa xubno ka tirsan Xisbul Islaam, Shiikh Xassan ayaa isaga ka biyo diiday hishiis shalay uu gudoomiye ku xigeenka 1ad ee Xisbul Islaam iyo xubno ka tirsan Xisbul Islaam ay la galeen Al-shabaab.


Shiikh Xassan Daahir Aweys iyo Barrre Cali Barre



Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa canbaareeyey hishiiska waxan uu tilmaamay in walaalaha Al-shabaab ay ku balameen in aan ciidamada iyo xubnaha 2 urur aan hishiisyo hoosaad lala galin arinkaas oo ay buriyeen xoogagga Al-shabaab



Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam  Sheekh Xasan Daahir ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la fuliyo balamaha ay dadka muslimiinta ay kala dhigtaan si loo ixtiraamo hishiisyada ay kala galaan, Shiikh Xassan ayaa isagu hadalkiisa waxaa laga dheehan karay in dhinacooda ay ixtiraameen hishiiska ay la gaareen Al-shabaab.



Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Shiikh Xassan Dahir ayaa xusay in dagaalka ay kula jiraan ciidanka DFKM iyo kuwa AMISON ay sii wadi doonaa ilaa iyo inta ay ay ciidanka AMISON ku sugan yihiin dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.


Awrboogays.com