Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Booqashadii madasha shirka ee buura wadal iyo kaqaybgalkii alabariga.
hadaba bal xafladu ha ii danbeysee  aan yarehe guud maro halka uu shirku marayo.iyo waxyaabihii aan ku soo arkay buuro wadal.

shirkii wuxuu marayaa meel wanaagsan oo gebo gebo ah kaasoo ay isimadu isku afgarteen sida uu ii sheegay mid ka mid ah isimada ssc ee ku sugan degmada buuro wadal.


booqashadayda ayaa ahayd bal inaan xafladda ka qayb galo iyadoo la ii sheegay inuu xidhmayo maalinta khamiista hase ahaatee ahayd arin la shaaciyey laakiin malaa dadku u maleeyeen xafladdan xidhitaan.






waxaan kaloo kula kulmay goobta saraakiisha  sar sare iyo odayo dhaqameedyo ,haweenka ssc  khaasatan waxaan damcay inaan waraysi ka qaado col/cabdirashiid diiriye osmaan oo ah taliyaha ciidamada daraawiishta ssc ee aagga gobolka sool isagoo  ku sugan buuro wadal , sarkaalka ayaa ii sheegay inaan shirkan wax saaxafada loo ogolayn .




waxaan isku dayay inaan waraysto sarkaal kan hase ahaatee wuu  ka gaabsaday inuu waraysi ka bixiyo arimaha millateriga iyo arimaha shirka mar aan codsaday inaan waraysi ka qaado isagoo ku sugan  buuro wadal.




waxaa aad loo sugay ammaanka magaalada buuro wadal waxaana jooga ciidamo u ekaa qaabka ciidamda milateriga mar aan waydiiyey ciidamda laftigooda ayaan ogaaday inay ciidamadani yihiin kuwa ssc oo kaliya oo ku sugan goobta inkastoo qiyaas la sheego in  ciidamadani  gaadhayaan ilaa  1000 hadana waxaan ku arkayey ciidamo boqolaal ah oo ku sugan nawaaxiga buurowadal iyagoo difaaca kaga jira dhinaca magaalada tukaraq.


ciidamadan ayaa ah ciidamda kaliya oo xoogga leh oo ssc ah oo jooga soonaha ssc ee nugaasha.


waxayna u ekaayeen kuwa sugaya ammaanka isimada markaan qiimeeyey sida sarkaalku heeganka uu ugu jiro. iyo qaabka ay difaaca ugu jiraan.




mar aan uga baxay dhanka magaalada tukaraq ayaa waxaa ku gadaamnaa buuraha iyo dooxooyinka ciidamada anigoo arkayey meelaha ay difaaca kaga jiraan iyo dhufaysyo waawayn oo ay ku jiraan iyagoo raxan raxan ah.


galabnimadii markay dhamaatay xafladu ayaan waxaan damcay inaan si hoose u waraysto isim aan garanayey oo wiilkiisana saxibo nahay oo aan ogayn inaan warayi ahay iyo inkale, hase ahaatee kuma guulaysan inaan xitaa ka helo hal mid ah ama hal jawaab ah , dhamaan waxyaabihii aan doonayay inaan ogaado,wuxuu sheegay qorshahayagu maaha inaan shirka intuu ka dhamaanayo inta ka horraysa waraysiyo warbixin ka bixino, wixii aad bannaanka xitaa ka maqashaan xitaa mahaa warkayagii ee ogaada... intuu qoslay  buu yidhi.






waanu is dhaarsannay inaanan go aanka ka hor waxba sheegin adeer marka intaas ayaad ogaanaysaan waadna helaysaane waxba ha raadin,go aankana sugta kuna dhaqma ,wuxuu kaloo ii raaciyey diyaar ma u tahay go aanka isimadu soo saaraan inaad dadkeenu ku dhaqmo ,waxaan idhi haddii idinku aad dhamaysaan waxa la sheego oo idinku dhexjira waan ku dhaqmaa,.


wuxuu iigu jawaabay anagu haddaba dhamaysanay ee xaggiina  yaan la eersan isagoo qoslaya wuxuna ii sheegay inay maanta isimada ssc ay go aan qaateen ,waxaana kuu tusaale ah inaanu isku hadaf nahay inaanan war ka bixinaynin shirkan ilaa uu dhamaado.


waan u mahad celiyey sidaas ayaanu isku macasalaamaynay.anigoo ku faraxsan hadalka isimka runtii waxaan dareemay farxad anigoo mooday inaan go aankii haysto ayaan ka tagay anigoo adeer mahadsanidiin leh.




xaflad ballaadhan oo ka socotay khamiistii buuro wadal.maaliintii aan booqday oo ay qaban qaabadeeda iska kaashadeen hablaha reer uk iyo hablaha ssc ee ku sugan goobaha iyadoo ay dhaqaalaha bixiyeen hablaha reer uk.




xafladaan oo ahayd mid si wayn loo soo qaban qabiyey ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u tira badan oo isugu jira culimo owdiin, wax garad, Isimo, haweenka dhalinyaro ,aqoonyahaniin, iyo bulshadda qaybaheeda kala duwan. taas ayaa waxaa ay ahayd mid si wayn u farxad gelisay dadkii ka soo qayb galay xafalddan .


waxayna ku tusinaysaa doorka lixaadka leh ee ay dumarka bulshowaynta ssc.


jaaliyaddaha haweenka ssc  uk  oo ka horeeyey jaaliyadaha kale ee dibadda ama hawenka kale oo ssc.


jaaliyadda  haweenka SSC ee reer uk  ayaa iyagu dhanka debeda ka soo shaqeeyey waxaana ka mid ahaa aamino diiriye Goole iyo Faadumo Cismaan iyo dumar kale oo aad u fara badan sida ay ii sheegeen hablaha xafladda dhankan ka waday, Waxaana gudaha ka agaasimayey caasho cismaan ismaaciil iyo ladan cabdi faarax iyo haweenka kale oo aad ubadan oo ah haweenka ssc oo iyana ku horreeyey  ka shaqaynta xafladaan balaadhaan waxaana dhanka fanka dumarka xaliimo cali biyood oo halkaasi  ka Tirsay suugaan aad u dhiiri gelinaysay dhamaan dadka ssc  rag iyo dumarba.




Si kastaba ha haate waxaa laga soo jeediyey goobta duco, iyo farxad oo  dadku u hanbalyeynayeen xafladaan ayaa laga dareemayey goobta shirka waxgarad beesha SSC oo ah Tuuladda buura wadal ee Gobolka sool ka Tirsan halkaas oo ay xafladu ka socotay ilaa maalinamadii Gelinkii hore ilaa habeenimadii  iyadoona dhamaan laygsugu yimid goobta.


 


























 
















Awrboogays.com