Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Al Shabaab ku eedeeyay amaandarada ay ka wadaan dawlad Goboleedka Puntland

Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire oo shir ku qabtay guriga Madaxtooyada ayaa arintaa u sheegay warbaahinta ,isagoo tacsi u diray dad siyaabo kala duwan loogu dilay meelo kamid ah Puntland.



 


Waxaa kaloo Madaxwayne ku xigeenku uu  sheegay in arintaa ay kala kaashanayaan shacabka oo uu ku eedeeyay in aysan la shaqayn laamaha amaanka ee Maamulka.



 


Wax kasta oo dhacay eeda qaar waxaa leh shacabka ,sababtoo ah lama shaqeeyaan Boliska "ayuu yiri Madaxwaynaha isaga oo kusugan magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.



 


Sidoo kale C/samad Cali Shire Madawayne ku xigeenka DGPL ayaa shirka ka qiray in xubno la shaqeeya ururka Alshabaab ay joogaan gudaha Puntland,isla markaana ay ka danbeeyaan dilal ka dhacay meelo ka mid ah Puntland.



 


Ugu danbayntii hadalka ka soo yeeray Madaxwayne ku xigeenka ayaa fariin u noqonaya Kooxda Alshabaab ,Waxaana la filayaa in ay fulaan balanqaadka maamulka ee ku aadan dhinaca amaanka.


 


Awrboogays.com