Diyaarada ay leedahay Shirka African Express ee ayaa Saaka ku soo dul Dhacday Buuraha u dhaw Garoonka Bosaaso, Lama sheegin wax dhimasha ah hase ahaatee laba Ruux ayaa la sheegay in dhaawac fudud Soo gaadhay.
Maareeyaha Garoonka Bosaaso C/Najiib ayaa u sheegay Saxaafada in Diyaaaradu ay ku soconaysay Xawaare Sare isla markaana ay taasi Sababtay inay dhacdo
Waxa uu Cadeeyay inay Saaraayeen Diyaarada Rikaab dhan 20- Ruux oo 6-Kami ah ay ahaayeen Shaqaalaha Diyaarada,waxana ay ka soo duushay Garoonka Dubai.
Shilkan ayaa ku soo aadaya iyada oo Mudo Garoonka Bosaaso dhisme lagu waday
A noor