Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
MADAXWEYNAHA DALKA SOOMAALIYA SHARIIF SHIIKH AXMED OO SOO GAADEY UK    09 Mar 2010
WAXAA SI HEER QARAN AH LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA LONDON MADAXWEYNAHA IYO WEFDI SARE OO UU HOGAAMINAYAY OO MARTI U AH WADAN INGIRIISKA.
Sii akhri
Golaha Dhaqanka hawiye oo ku guuldaraystay soo dayntii lamaanaha ingiriiska ee lahaysto.    25 Feb 2010
Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa ka dhawaajiyay in kooxaha gacanta ku haya labada qof ee u dhashay dalka Ingiriiska ay diideen waanwaan ay doonayeen inay kaga sii daayaan lamaanahaas.
Sii akhri
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Al Shabaab ku eedeeyay amaandarada ay ka wadaan dawlad Goboleedka Puntland    19 Feb 2010
Maamulka DGPL ayaa sheegay in la bilaabayo qorshayaal ku aadan amni sugida gobolka oo ay ka dhaceen falal dilal ah Maalmihii la soo dhaafay. Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire oo shir ku qabtay guriga
Sii akhri
Xarun Dhaqameed loogu magac-daray Abwaan Hadraawi oo laga furay Hargeysa    19 Feb 2010
Munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay sabada dhaxal-dhawrka Hadraawi (Hadrawi Heritage Foundation), ayaa xalay lagu qabtay Hutel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
Sii akhri
Sidee loo soo dhoweeyey Wargeyska Cusub ee The Enterprise Newspaper    17 Feb 2010
Wargeyska The Enterprise Newspaper oo ka soo baxa magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii labaad soo baxay horraantii bishan Labaad, kaas oo ka koobnaa 32 bog, lagana soo daabacay in ka badan labaatan kun (20,000) oo xabbo ayaa labadii toddobaad ee ugu horreeyey bishan durba aan waxba ka sii ool, waxaana si weyn loo soo dhoweeyey wargeyskan The Enterprise oo durba afhayeen u noqday bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkan Ingiriiska ah, kuwaas oo aan cod iyo cid u doodda toona hore u lahayn.
Sii akhri
Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karaan dhaqaalaha Soomaaliya    16 Feb 2010
oraalkii hore, waxaan wax ka tilmaannay xilliyada dawladuhu, sida qaalibka ah, daabacaan lacag cusub. Waxaan sheegnay in saddex xilliba la daabaco lacag cusub: marka waddan ka soo kabanayo bur-bur dhaqaale, sida sicir barar;
Sii akhri
Cuqaasha Gobolka Sool: Ma Ogolaadeen Maxjar Iyo Mushahaar?    16 Feb 2010
Sida ay qortay mareegta internet-ka ee Hadhwanaag.com taariikhdu markay ahayd 13/02/2010, waxaa wasiir ku sheega Arrimaha Gudaha ee maamulka Soomaali-diidka ahi.. Isagoo jooga magaalada maamulkaasi xooga ku haysto ee Laascaanood dhagax dhigay xarun uu ku magacaabay "Xarunta Cuqaasha Sool".
Sii akhri
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Garaad C/laahi Maxamed Guuleed oo aanu khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay isagoo ku sugan degmada Xudun Ee gobolka Sool..
Sii akhri
TAAGEERO IYO BOGAADIN KA TIMI JAALIYADA SSC EE DALKA SWEDEN!    15 Feb 2010
Anaga oo ku hadlayna magaca jaaliyada SSC Sweden, waxaanu si wadajir ah teegeero iyo Hanbalyaba ugu direynaa shirkii isimadda SSC ee kadhacay Holhol/Buurowadal.
Sii akhri
Tacsi Inaalilaahi wainaaileehi raajicuun    15 Feb 2010
inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun tacsi tiiraanyo marxuun Ahmed muxumed maxamed nuur oo ku geeriyooday magaalada london 13/2/10 khamiis. aaskiisuna uu dhacay maata oo sabti ah 13/2/10 dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool (cariga ingiriiska ) gaar ahaan magaalada london waxaay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyoodaay oo kala ah .(adeerkiis axmed cali libaax iyo maxamed cali maygaag iyo wiilkiisa ibrahim iyo gabadhiisa sucaad iyo dhamaan qoyska reer oday oo ku kala nool. dalalka usa iyo canada hargeysa iyo burco berbera. waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu jandii fardowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii u ka geeriyoodayna samir iyo iimaan (AAMIIN)
Sii akhri
MAALINTA DAREENKA DAHSOON (JACAYL) 14/FEBRUARY.    13 Feb 2010
Valentine's day maalinta dareenka dahsoon (jacaylka) waa maalin in badan oo dunida ka mid ah si milgo iyo maamuus badani ku dheehan yahay looga weyneeyo loogana dabaaldego, damaashaadka iyo dareenka farxada huwani waa maalin ay si weyn dunida uga dhexmuuqdaan, waa maalin dad badan oo waayuhu kala qariyeen is tebaan, lamaanayaal tiro beel ahina kalsooni yo kalgacal hagar la'aan ah is weydaarsadaan, iyagoo qiyaasaya ballaca iyo jooga jacaylkoodu intuu leeg yahay iyo siduu midba midka kale ugu laab-xaadhan yahay uguna uur-sanyahay, iyagoo xasuustooda kasoo dheeganaya waayo waxay soo mareen iyo waagii ay nolosha bilaabayeen qaabkay u wadaageen dareenkooda dahsoon.
Sii akhri
Fadiilatu sheekh Dr Axmed Xaaji C/raxmaanoo si heersare loogu soo dhaweeyay Boosaaso    12 Feb 2010
Fadiilatu Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya ahna masuul ka mid ahaa raggii aasaasay Jaamcada Barig Afrika aya manta ka soo degay Garoonka Bandar Qaasim ....
Sii akhri
Garaad jaamac Garaad cali oo hadal dhaxal galah ka jeediyay gebgebadii shirkii buurawadal    10 Feb 2010
Garaad jaamac garaad cali ayaa waxa uu hadal qiimo wayn ku fadhiya runtii xambaarsanaana murti farabadan ka soo jeediyay golihii gabagabadii shirkii buurawadal.
Sii akhri
Garaadka guud oo madasha shirka ka jeediyay qudbad loo wada riyaaqay    09 Feb 2010
Garaad Saleebaan Garaad Max'ed ayaa khudbad si wayn ay ugu bogeen shacabkii kasoo qayb galay xafladii gebagebada shirkii isimada SSC ee Holhol/Buuro Wadal Ka Jeediyay-
Sii akhri
Isimada ssc oo soogabagabeeyay shirarkoodii kala duwanaa ee ay ayaamkan isku horfadhiyeen    08 Feb 2010
Isimada SSC ee shirku uga socday deegaamada Holhol iyo Buuro Wadal ayaa soo saaray Go’aamadii ay islaqaateen. Go’aamada iyo Nuxurkii kasoo baxay shirkii isimada dhulbahante ayaa u dhignaa sidan:-
Sii akhri
Tacsi: Marxuum Cabdullaahi Maxamuud Cabdulle (Dhagaqool).    08 Feb 2010
Waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Maxamuud Cabdulle (Dhagaqool) oo shalay ku geeriyooday, Magaalada Laascaanood. Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo dhamaan Eheladiisa iyo Qaraabadiisa. Waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa. Caruurtiisi, iyo dhamaan Qoyska Reer Maxamuud cabdulle .
Sii akhri
Dagaal ooge Gen Galaal oo warbixinsiiyay VOA-da    08 Feb 2010
Dagaal ooge Gen. Galaal oo haatan ku sugan Guriceel ayaa VOA-da u sheegay inuu halkaasi u joogo sidii uu khibradiisa ciidan ugu biiran lahaa ururka suufiyiinta dagaallada ay kula jiraan Al-Shabaab. Gen Galaal wuxuu sheegay inay waajib tahay in dagaal lala galo Al-Shabaab oo uu ku tilmaamay urur halis ku ah ammaanka dalka Somalia.
Sii akhri
SHIRKII JAAMACADA CARABTA OO KA SOCDAY BUURAWADAL OO KU DHAMAADAY SIDII CAADADA AHAYD    07 Feb 2010
SHIRKII GARAADA OO SHABAHAY KII JAAMACADA CARABTA ,OO SIDII CAADADA U AHAYD JAAMACADA CARABTA KU DHAMAADAY CAMBAARAYN LOO JEEDIYEY MAGAALADA AY XASUUQA KA WADO JABHADA SNM IYO HORGOLAYAASHEEDA
Sii akhri
Booqashadii madasha shirka ee buura wadal iyo kaqaybgalkii alabariga.    07 Feb 2010
Xaflad wayn ayaa ka dhacay maalintii aan booqashada ku tagay buuro wadal oo ahayd khamiistii, xafladaas oo ay u jeedadeedu ahayd soo dhowaynta ka tashiga dahana SSC.taasoo ay qaban qaabiyeen hablaha sscee reer uk.
Sii akhri
Baaq ay soosaareen Waxgaradka Beesha naaleeya axmed.    06 Feb 2010
Qado sharaf uu manta (01/02/2010) Hotel New Waamo ee Magaaladda Garoowe ku sameeyeye Xildhibaan C/Raxmaan Cali Bulshaale oo ay kasoo Qaybgaleen Cuqaal, Odayaal, Saraakiil, iyo Aqoonyahano aad u tiro badan ayaa Beesha Naalaye Axmed Kasoo saartay Go’aamo Beesha Dan u ah.
Sii akhri
(Jawaabtii)Somaliland ma is yeelyeelaysaa,mise waa ka dhab in aan la aqoon dadka wax qarxinaya.    03 Feb 2010
Soomaalidu waxay ku mahmahda Waayeelku waa inago' aan is yeelyeeleyn, ilaa 15 Qarax oo laascaanood ka dhacay ayaan la Garanayen Cida ka danbeysay Macquul ma,ah Shacabka Reer Laascaanoodna kuma Qanacsana Ariintas!!!
Sii akhri
Fadiilatu sheekh Xasan Daahir Aways oo maanta shirjaraaid ku qabtay muqdisho    02 Feb 2010
Gudoomiyha Al-Xisbul Islaami Sh.Xassan Daahir Aweys oo maanta Shirjara’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaysan jirin wax la yiraahdo Raaskaambooni oo ku biiray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin balse Shiikh Xassan
Sii akhri
Fadiilatu sheekh Xasan C/laahi (Turki) oo ku biiray xaraku mujaahidu Al-shabaab    02 Feb 2010
Sh. Xasan Cabdullaahi Xirsi (Turkey) oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Ururka Xisbul Islam ayaa maanta ku biiray Ururka Al-shabaab oo dagaal kula galay ururkiisa Gobolka Jubada hoose, isagoo u saxiixay kooxdiisa Raskambooni heshiiska ay galeen.
Sii akhri
Shirkii isimada SSC ayaa maalintii 2aad ka socda degmada Buuro Wadal    31 Jan 2010
Shirkii isimada SSC ayaa maalintii 2aad ka socda degmada Buuro Wadal, iyadoo isimadu ay leeyihii kulamo isdaba jooga. Waxaan ilaa iyo hada la ogayn halka uu marayo wada hadalada isimadu kadib markii saxaafadu ay shirka dibad joog ka noqotay
Sii akhri
DHAAWACA CADAALADA IYO DHEELLIGA UMADDA.    30 Jan 2010
Waxaan laba isku khilaafsanayn, damiir kasta oo xumaha ka damqadaana diidaa, nafkasta oo xor ahina ka biya-diidaa waxyaalo badan oo aadanaha hagardaamoyin iyo daannooyin ku ah, hadii lagula kacona uu madan yahay garna u leeyahay inuu iska dalfiyo isagoo ka turjumaya dareenkiisa xorta ah iyo doonitaanka naftiisa, sababtoo ah nafta waxaa ku sidkan ayna u hilawdaa sinaanta, cadaalada, sharaf ku wada noolaanshaha bulshooyinka hadba intii ood-wadaag ah, isir wadaag ah
Sii akhri
Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Nugaal University.    29 Jan 2010
Waxaan u Hambalyeynayaa Ardayda Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Nugaal University ee Magaalada, Laascaanood, Sanadka 2010. Waxaan Ardayda Qalin-Jabisay Ilaahay uga baryayaa inuu ka dhigo Waxbarashadood mid Anfacda Aakhiro iyo Aduunba
Sii akhri
Jihaadku ma Dibloomo ay Dakaatiiradu Bixiyaan buu Noqday?    29 Jan 2010
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Dhiiggii ugu badnaa ee Soomaalidu iska daadiso kaddib dowladdii Kacaanka ahayd wuxuu dhacay 1991 ilaa 1992. Waxaa dhici kartay in maalmaha qaarkood
Sii akhri
FADLAN SOO DAAYA LAMAANAHAAS.    29 Jan 2010
Anigoo ah Mudane-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab) kana mid ah Jaaliyadda Somaaliyeed ku dhaqan dalkan UK Qoraa qalinkiisa iyo Codkiisa
Sii akhri
Socdaalkii Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Jakarta Mudane Colow ee Malaysia.    29 Jan 2010
Sida aad horay ula socoteen waxaa bartamaha bishan Janaayo ku sugnaa dalka Indonesia ganacsato Soomaaliyeed iyo wafdi rasmi ah oo uu horkacayay Wasiirka Ganacsiga Md. C/Rashiid Maxmed Cabdi “Ciro”. Booqashadaas oo ujeedadeedu aheyd sii xojinta xiriirka ganacsi ee dalalka Soomaaliya iyo Indonesia, iyadoo ah ku soo gebagabowday
Sii akhri
Qeybtii labaad ee kulankii dhex marey saraakiisha ciidamada soomaliland iyo mid ka mida wasiirada puntland    26 Jan 2010
Sidaa ku soo akhrisateen qeybtii hore ee qoramada kulankii wasiir ku xigeenka maaliyadda puntland iyo saraakiisha ciidamada soomaaliland waxaa soo akhirseen sidii wax u dhaceen
Sii akhri
Kulan dhexmarey Saraakiisha Ciidanka Soomaliland iyo Wasiir ka mida kuwa Puntland.    25 Jan 2010
Kulan fool ka foola ayaa maanta dhex marey saraakiisha ciidamada Soomaliland ee aaga Tukaraq iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland Mudane Cabdi Qawdhan Warsame (Cabdi Halas) kulan ayaa ka dhacey duleeda tuulada Tukaraq sida ay Dunida Online ay u xaqiijiyeen goob joogayaal iyo waliba saraakiil ka tirsan ciidanka ilaallada madaxtooyada Puntland.
Sii akhri
Dufcadii ugu horaysay ee ka qalin jabisay nugaal university oo maanta xaflad loosameeyay    25 Jan 2010
Waxaa maanta lagu qabtay hoolka wayn ee Hotel Xamdi xaflad balaadhan oo si wayn loo soo agaasimay taas oo ay kasoo qayb galeen shacab wayne aad u fara badan iyo waliba masuuliyiinta Jaamacada Nugaal University,aqoonyahano iyo waliba masuuliyiintya Dawlada Somaliland taas oo ahayd xaflad loo qabtay ardaydii ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal University. Xafladan oo uu
Sii akhri
Qorshe Lagu doonayo in lagu khaarajin lahaa Garaad jamac Garaad cali oo fashilmay    25 Jan 2010
Waxaan Khadka telefoonka ee magaalada Saaxdheer kula xidhiidhnay Garaad Jaamac Garaad Cali oo halkaas shalay makhribkii Gaadhay. Garaadka
Sii akhri
Qarax gilgliay saaka saldhiga dhexe ee laascaanood    25 Jan 2010
waxaa saaka subixii hore gilgilay saldhiga dhexe ee laascaanood qarax wayn oo gaystay
Sii akhri
SHIRKA HOL-HOL GUUL IYO GOBANIMO    24 Jan 2010
Shirka Hol-hol inshaa Allah Guul iyo Gobanimo,midnimo iyo soo nooleeynta maqaamkii iyo doorkii sharafta weyn lahaa ee Beel-weynta Daraawiishta-Runtii shirka Hol-hol waa arrin ahamiyada weyn leh
Sii akhri
Madaxda Mustaqbalka, (Future Leaders of Somalia)    21 Jan 2010
Waxaad moodaa in ay dad badan walwal ku heyso cidii Soomaaliya u soo bixi lahayd oo noqon lahayd madax leh; diin, aqoon, dhaqan, qiimo, sharaf, halabuur, iyo wax soo saar. Marka hore aan taariikhda dib uugu laabano oo aan u laabano
Sii akhri
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya“Soomaalida waxaa Qabsatay Wixii Xunba Xaawaa leh”.    21 Jan 2010
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa Sheegay in Soomaaliya ay haysato Wixii Xunba Xaawaa leh, isla markaana Falalka loo qab-qabanayo Soomaalida ee lagula xiriirinayo Dibad bixi Todobaadkii hore ka dhacay Nairobi aysan iyagu Bilaabin Balse ay Qeyb ka noqdeen Markii danbe.
Sii akhri
BURAANBURKA SHUKRI QIIMO WEYN IYO QIIRO WADANIYADEED.    20 Jan 2010
Sugaanta Somaaliyed kaalin weyn oo culeeyskeeda iyo Ahamiyaeeda leh ayeey ka soo qaadatay halgaankii xoriyada xiligii isticmaar la dirirkii waana lama illaawaan habkii kicineeyd,wacyi gelineed iyo dhiiri-gelineed ee Abwaanadii Sida-Halyeey-C/Laahi Suldaan
Sii akhri
Madaxweynaha S/land oo sikulul uga hadlay arrimo farabadan.    19 Jan 2010
Madaxweynaha maamulka la magacbaxay Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha doorashooyinka, khilaaf beryahan kala qaybiyey Golaha Guurtida Somaliland, dilal qorshaysan oo saraalkii ciidammada ka tirsan lagu laayey gobolka Sool.
Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda DFKS oo loolan ugu jira Jagada Ra’isulwasaaraha    19 Jan 2010
Waxaa dhici karta akhristow in aad la yaabto cinwaanka maqaalka, laakiin ma ahan mid aad la yaabto bulshada waxaa ka mid ah dad ku fekera wax weyn isla markaasna gaara, waxaa ka mid ah qaar aan hawl badan u marin in ay gaaraan meel aad u sareysa, halka dadka qaarkiis ay ku qaadato waqti dheer oo hawl iyo shiddo wata, tusaale waxaa kuu ah Madaxweynaha talada haya Shiikh Shariif, nasiibka iyo orodkuna ma sina. Inta aynaan u gelin dulucda sheekada waxaa muhim ah in aan dulmar ku samayno sheeko lawada ogsoon yahay taas oo ah Wasiirka Maaliyadda Shariif Xassan Shiikh Adam iyo sooyaalkiisa siyaasadeed
Sii akhri
Yaa ka danbeeyay dilkii Suxufi Alaha u naxariistee    18 Jan 2010
Maxamed faarax macalin oo ka waramaya xaaladii ama dilkii loo gaystay walaalkii Suxufi ilaahay hawnaxariistee
Sii akhri
Kala Yaaci Somaaliyeed    18 Jan 2010
waa gabay xanbaarsan qiiro wadanimo oo uu ku tiiqtiiqsaday abwaanku waana mid kahadalaya marxalada maanta ay soomaali marayso.
Sii akhri
SARKAAL KA TIRSAN CIIDAMADA KA AMARQAATA HARGEYSA OO LAGU DILAY LAASCAANOOD    15 Jan 2010
MIDKA KA MIDA SARAAKIISHA U SHAQAYSA MAAMULKA HARGEYSA OO KU SOO DUULEY L/CAANOOD OO MAANTA WEERAR GAADMA AH LAGU DILEY ISLA MAGAALADA LA HAYSTO
Sii akhri
MIDKA MID AH WIILASHII LAGU TUHUNSANAA DILKII KA DHACAY MENISOTO OO POLISKA ISU SOO DHIIBEY    11 Jan 2010
booliiska ayaa aad ugu amaanay comunitiga soomaalida soo qabashada ama helida wiilal soomaaliyeed oo lagu tuhunsanaa dilkii lagu dilay wiilal soomaaliyeed wadanka maraykanka
Sii akhri
Shirkadaha Telephonada Telasom iyo Golis ee laascaanood oo soo bandhigay adeegyo cusub    10 Jan 2010
Bandhig lagu daah furayey adeegyadda ay kala bixyaan shirkadaha Golis iyo Telesom ee kala ah Zaad iyo Sahal oo ay ka qayb galeen Garaad Abdillahi M Guleed iyo Garaad Jama Garaad Ismail..
Sii akhri