Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     Suugaan  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
DIB MAW JALEECI KARNAA KAFTANKII BERI SAMAADKII    09 Dec 2009
WAXAAN SI XUSHMADI KU JIRTO INTA JECEL GABAYADA IN AAN IS XUSUUSINO KAFTANKII REER SANAAG EE BERI SAMAAD KII HADABA ANIGA OO XUSHMAYNAYNA RAGII ISDHAAFSADY KUWA NOOL IYO KUWA ALLA HOW NAXARIISTEE DHINTAY,CIDII HAYSA SIDA GABAYADII XERTII CADAN ,AMA SILSILADII DIREYSKA AMA SILSILADII BAKHAYLADA,IYO WIXII LAMID AH INAAD NOO SOO DIRTAAN .
Sii akhri
gabay maaweel    17 Apr 2009
GABAY:DOOD DHULBAHANTE IYO DIGASHO IIDOOR
Sii akhri
GABAYGAN OO LAMAGACBAXAY DADXUMAAN IGADHEH    18 Mar 2009
GABAYGAN ABWAANKU WAXA UU CURIYAY SANADKU MARKUU AHAA 1995 WIXII UU XILIGAA KAHADLAYAYNAY ABWAANKU AY ILAAMAANTA TAAGAN YIHIIN OO AANAY MUUQAN WAX LA ODHANKARO ISBADAL LAGUYIDIDIILAN KARO
Sii akhri
JIIFTO LAMAGAC BAXDAY GOBANIMADU SAA MAAHA    16 Mar 2009
JIIFTADAN WAXAA UU ABWAANKU TIRIYAY SANADKU MARKUU AHAA 1993 XILIGAA WIXII UU KA HADLAYAY ABWAANKU OO ILAA IYO IMINKA TAAGAN OO WAQTI FARABADANI KA SOO WAREEGAY HADABA JIIFTADII OO DHANA HALKA KA DHEEGO.
Sii akhri
SHAQLAN HUMAAGEEDII (WAA SHEEKO XIISABADAN)    07 Mar 2009
Shaqalle waxa uu ahaa doob geel jirnimo ku barbaaray, weligiina aan xero adhi habeeno tirsan wax ka baddana u soo hoyan, Waxa uu aad ugu xeel-dheeraa aggaasinka geella iyo xannaanadiisa. Waxa uu jiilaalkii oo dhan hadba meeshii caws leh geelliisa la haybiyaba, markii uu gu'gu hoorrey, ayuu geellii Hawd u soo carceershay, habeeno markii uu sii dhixiyey ka dib, ayuu meel naq horraad seerma-weydo ah ku hubsaday. Galabtii dambe, ayuu geellii u xero oodday, Isla habeenkaa laftiisa ayaa roob Mahiigaan ahi ku yuurursaday, Subaxdiina dambana Mayey ku soo ragaadiyey.
Sii akhri
GABAY ALOW SAHAL AMUURAHA    12 Jun 2008
GABAYGAN WAXAA CURIYAY ABWAAN KA SOO JEEDA BEELAHA SSC KADIB MARKII LA QABSADAY MAGAALA MADAXDA DHULBAHANTE EE LAASCAANOOD GABAYGA OO GUUBAABO AH LANA HADLAYA DADKA HORBOODAYA SIYAASAD DHULBAHANTE
Sii akhri
cunta kariye soomaali ah.    29 May 2008
halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa cunta kariye soomaali ah oo af kaaga hooya kuuga sharxaya sida wax loo kariyo ee kabogasho wacan
Sii akhri
garaad saleebaan    20 Apr 2008
waxaa maanta widhwidh waraysi siiyay garaad saleebaan
Sii akhri
darwiishkii mujaahidka ahaa iyo kuwii ka soo horjeeday.    18 Apr 2008
yaagardarnaa gaaladii ingiriiska iyo kuwii lajiray iyo daraawiishtii kasoo horjeeday ee xaq udirirka ahyd.
Sii akhri